Wednesday, December 24, 2003


Marxuum Professor Cabdiraxmaan Timir Cali
Mohamed X. Du'aaleh & qoyskiisa
oo jooga Ottawa-Canada Inaa lilaah wa inaa ilahi raajicuun


Mohamed Xaaji Du'aaleh Cabdale & qoyskiisa oo jooga
magaalada Ottawa-Canada isagoo ka wakiil ah dhamaan
reer Xaaji Du'aaleh Cabdale & wixii ay dhaleen .

Waxaan tacsi u soo gudbinaynaa qaraabadii & qoyskii uu
ka baxay Allah ha u naxariistee marxuum Professor
Cabdiraxmaan Timir Cali oo ku geeriyooday Burco
ilaahayna waxaanu uga baryaynaa inuu janadii Fardowsa
ka waraabiyo, gidigeena ilaahay inoo naxariisto.

Aamiin

Xildhibaan Golaha Deegaanka Boorama ah oo geeriyooday